Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL mudane Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo maanta ka qayb-galay aaskii qaran ee loo sameeyey Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL mudane Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo maanta ka qayb-galay aaskii qaran ee loo sameeyey Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii iyo shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ee marxuumku ka baxay.