(Q 1aad) Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Dr Ciise Kayd Maxamuud oo shir-jaraa'id oo uu ku qabtay magaaladda Adissababa ee Caasimada wadanka Ethiopia.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Dr Ciise Kayd Maxamuud oo shir-jaraa'id oo uu ku qabtay magaaladda Adissababa ee Caasimada wadanka Ethiopia faah-faahin ka bixiyey Heshiiskii Is af-garad ee dhexmaray labada wadan ee Itoobiya iyo Somaliland iyo Hirgalintiisa.