Fariinta Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Mohamed Abdirahman taas oo ku socota dhammaan muwaadiniinta JSL, gaar ahaan Qurbajoogga reer Somaliland ee ku nool daafaha dunida, kuna saabsan xuska iyo weynaynta maalinta qaranimada JSL ee 18-ka May, 2025