Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL mudane Ahmed Abokor Mohamed ayaa maanta furay Shirka Amniga Badda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL mudane Ahmed Abokor Mohamed ayaa maanta furay Shir ay isugu yimaadeen daneeyayaasha kala duwan ee Arrimaha Badda Jamhuuriyadda Somaliland.