Madaxweynaha JSL Mudane Muse Bihi Abdi oo uu weheliyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah  ee JSL Mudane Ciise Keyd

Salaasa, 01-11-2022

Madaxweynaha JSL Mudane Muse Bihi Abdi oo uu weheliyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah  ee JSL Mudane Ciise Keyd Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay habka fogaan-aragga (vedio conference) safiirka Wadanka Ingiriiska iyo ku-simaha safiirka wadanka maraykanka.