Wasiir Ku-xigeenka WAD&IC ah ee JSL ayaa ka qayb-gashay munaasibadda dhgax-dhigga Xarunta Ciidanka Ilaaladda Xeebaha JSL

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, marwo Rooda Jaamac Cilmi ayaa maanta magaaladda Berbera kaga qayb-gashay munaasibad lagu dhagax-dhigayey Xarun casri ah oo ay yeelan doonaan ciidamadda ilaaladda Xeebaha ee JSL.